Forex Bilow ILaa Dhamaad (Full Forex Course) πŸ“Šβœ…

Forex Trading Tutorial

Products You May Like

Muuqaalkaan Dheer Waxa aan kusoo koobay, macluumaad soo koobaya dhammaan waxyaalaha muhiimka ah ee ay tahay in qofkasta oo Trader ah uu ogaado ka hor inta uusan suuqan si full time ah u dhex galin.

Muuqaalkaan Keligii oo aad daawatay kuguma filnaan doono oo suuqu intaan wuu ka balaaranyahay balse waxa uu kuu noqon karaa fure aad ku bilowdid sidii aad ku heli lahayd Faham buuxa oo suuqaan ahπŸ“Š

πŸ”Š πŸ”” Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran YouTube-keena MoalimuuFX βœ…
https://discord.gg/c4q54QcNup

πŸ”ŠπŸ“š Lifaaqyadaan hoose ayaad ka dalban kartaa Buuggeena Qawaaniinta Suuqa Sarrifka Lacagaha Qalaad oo ah buug soo koobaya wax walba oo Qofka soomaaliga ah uu uga baahnaan lahaa barashada xirfadaan Forex

βœ… Somalia-Djibout- Ethiopia- Kenya, intaas oo dal haddii aad joogtid Linkigaan hore ka dalbo ⬇️⬇️
1️⃣▢️ https://www.saamionline.com/product/18290/

βœ… Turkey – UK- Europe – USA – Australia, Dalalkaas haddii aad joogtidna Linkigaan labaad ka dalbo ⬇️⬇️
▢️2️⃣ https://www.iqrabooks.net/product/qawaaniinta-suuqa-sarrifka-lacagaha-qalaad/

✍️🧏🏼 Intaas Wixii Faah-Faahin dheer halkaan ayaad igala soo xiriiri kartaa

βœ… Instagram: https://www.instagram.com/moalimuu/

βœ… Snapchat: https://www.snapchat.com/add/moalimuufx?share_id=8ZaHcm75Kzg&locale=en-GB

βœ… Discord: https://discord.gg/c4q54QcNup

βœ… Wesbsite: https://moalimuufx.com/

Products You May Like

Articles You May Like

Live Gold & Bitcoin Scalping – Forex & Crypto Trading Strategies
How To Earn Php4,000 Per Day From Forex Trading (Full Strategy)
The SIMPLE ICT Silver Bullet Strategy They Don’t Want You To See
THE EASIEST GOLD STRATEGY FOR FOREX TRADERS BEGINNERS
XAUUSD LIVE SETUP #78 #trading #forex #crypto #IOFEX #nfp #gold #cpi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *